Hel caawimaad haddaad weyso shaqadaada

Boggan waxaa markii ugu dambaysay la cusbooneysiiyay 5/25/2020. Wixii cusbooneysiin ah taariikhdaas kadib, fadlan tag bogga Ingiriisiga.

Shaqadaada miyaad weyday? Ma awoodid miyaa inaad shaqeyso? Soo ogow haddii aad heli karto caawimaad dawladeed iyo waxa la sameeyo haddii aadan u qalmin.

Maxaa dhacaya haddii shaqadayda aan waayo?

Ganacsiyaal badan ayaa laga xiray wadanka oo dhan Caronofeyras dartiis. Dadbadan ayaa shaqooyinkoodii waayey. Dadka kale ma shaqeeyaan sababtoo ah way xanunsanyihiin yihiin ama qof ay yaqaanaan ayaa xanuunsan. Waxaa jira qaabab aad ku heli karto caawimaad iyo lacag haddii aadan shaqeynin sababta oo ah ‘coronafeyras dartiis.

Maxaa kale oo ay dawladdu samaynaysaa si ay u caawiso?

Noocyada kale ee caawinta

Waxaad heli kartaa macluumad badan oo wanaagsan oo kusaabsan sida loo helo caawin haddii aad shaqadaada lumiso:

Macluumaadkan waxay ka imaanaya ilo lagu kalsoon yatay, sida dowladda Mareykanka Waaxda shaqada iyo adeegga dhaqliga gudar iyo adeegga dhaqliga gudaha. USAHello ma bixiso talo sharciyeed ama mid caafimaad, mana jiro wax aqabkeena ah oo loogu tala galay in loo qaato talo sharciyeed ama caafimaad ahaan.

Miyaad qabtaa su’aalo dheeraad ah oo ku saabsan sida caawimaad loo helo haddii aad weydo shaqadaada? waad awoodi kartaa [email protected].