Changes to TPS Nepal
Temporary Protected Status (TPS) allows people from certain countries to stay and work in the U.S. if it is not safe for them to return home due to war, disasters, or other emergencies.
As of August 20, 2025:
- People from Nepal with TPS will no longer have this protection.
- Work permits through TPS will no longer be valid.
The decision to end TPS for Nepal will likely be challenged in court. It is not certain if that will lead to any changes.
TPS for Nepal has been contested in the courts:
- June 6, 2025: The U.S. Department of Homeland Security (DHS) announced its decision to end TPS for Nepal on August 5, 2025.
- July 31, 2025: A judge blocked the termination of the TPS designation. This decision temporarily stops TPS from ending to allow more time for the court to review the case.
- August 20, 2025: A judge paused a previous court order that stopped TPS from ending. This means that the U.S. government can deport people who have lost TPS status now.
- November 18, 2025: A court hearing will take place to decide whether TPS protections will be brought back or officially ended.
Maxaa dhacaya marka Xaaladda Ilaalinta Ku Meel Gaarka ah (TPS) dhamaato?
Haddii aadan haysan xaalad kale oo sharci ah oo ka baxsan TPS, waxaad noqon doontaa mid aan sharciyeysneyn oo waxaad waayi doontaa oggolaanshahaaga shaqada. Haddii aad joogtid adigoo aan wax xaal sharci ah haysan, waxaad halis ugu jirtaa in lagu xiro ama lagu masaafuriyo.
Sida loo diyaar-garoobo
- Adhikaar offers legal help to Nepalese immigrants in the U.S.
- La hadal qareen socdaalka ah. Waxaa muhiim ah inaad raadsato caawimaad sharci oo aad wax ka barato fursadahaaga aad ku sii joogeyso Maraykanka.
- Codso xaalad kale oo soo galooti haddii aad u qalanto. Hubi haddii aad u qalanto magangalyo, xaalad joogto ah oo sharci ah (Green Card), ama fiisooyin kale oo Mareykanka ah.
- U diyaar-garow ICE. Ogow waxa la sameeyo haddii aadan sharci lahayn oo wakiilladu ay kuugu yimaadaan gurigaaga ama goobtaada shaqo. Ogow xuquuqdaada iyo sida loo sameeysto qorshe ammaan ah.
- La soco warka. Baro wax badan oo ku saabsan isbeddellada socdaalka ee hoos yimaada maamulka cusub.

Baro sida looga helo caawimo bilaash ah ama qiimo jaban ah qareenada socdaalka iyo wakiillada sharciga ee la aqoonsan yahay.
Macluumaadka ku jira boggan wuxuu ka imanayaa DHS, USCIS, iyo ilo kale oo lagu kalsoon yahay. Waxaan hiigsaneynaa inaan bixino macluumaad si fudud loo fahmi karo oo si joogto ah loo cusboonaysiiyo. Macluumaadkani maaha talo sharci.