Socdaalka

Xaaladda Ilaalinta Ku Meel Gaarka ah (TPS) ee Soomaaliya

La cusbooneysiiyay Luulyo 21, 2025

Haddii aadan haysan TPS Somalia, waxaad hadda codsan kartaa illaa iyo Maarso 17, 2026. Haddii lagu siiyo sharci ku meel gaar ah oo laguu ilaaliyo, waxay shaqeyneysaa inta u dhexeysa maarso 17, 2026. Baro haddii aad u qalanto iyo sida loo codsado. Sidoo kale, hel macluumaadka kuwa horey u haystay TPS.

Somalia flag

Talooyin si looga fogaado khiyaanooyinka socdaalka iyo wax isdaba marinta

La cusbooneysiiyay Maayo 14, 2025

Khayaanooyinka socdaalka aad bay u badan yihiin waxayna qaataan qaabab kala duwan, laga billaabo adeegyo sharci oo been abuur ah illaa iska dhigista saraakiisha dawladda. Waa inaad taqaan sida aad isku ilaalin lahayd. Hel talooyin ku saabsan sida loo aqoonsado, looga fogaado, loogana warbixiyo khiyaanooyinka.